Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Inaf on March 17, 2018, 08:49:00 PM

Title: Su'aal: daawada Moringa ma laga helaa Nairobi?
Post by: Inaf on March 17, 2018, 08:49:00 PM
Dr. asc daawada moringa malaga helaa nairobi
Title: Re: Su'aal: daawada Moringa ma laga helaa Nairobi?
Post by: SomaliDoc on December 17, 2018, 09:24:42 PM
Kenya iyo Soomaaliyaba waa laga helaa iyadoo dabiici ah iyo iyadoo warshadaysanba.