Recent Posts

Pages: 1 ... 4 5 [6] 7 8 ... 10
51
My question is can I apply fellowship without taking any Medical Residency Program?
52
Cudurrada Guud / Re: Gaas / Gaastiriko (Gastritis) - Stomach or Peptic Ulcer
« Last post by Milica_soomali on February 05, 2022, 04:57:44 PM »
53
Cudurrada Guud / Re: Gaas / Gaastiriko (Gastritis) - Stomach or Peptic Ulcer
« Last post by Jabril Abdukadir on January 12, 2022, 11:07:07 AM »
Asc ditoore wan ku salaamay waxan raba su,aalo in badan a rabay inan ku weydiiyo waxan qaba Gastric sidan dareemayo calaamadiihiisa wan isku arkay Lakin waxan cabsi igu noqotay inan arko wadnaha oo I garaacmaya oo weliba wareer iyi tabardaro raacsan tahay marka Gastric Midas ma leeyahay
54
Qaybta Su'aalaha / Re: Cadceed
« Last post by Milica_soomali on January 03, 2022, 12:54:17 AM »
55
Qaybta Su'aalaha / Re: Somali
« Last post by Milica_soomali on January 03, 2022, 12:54:06 AM »
56
Qaybta Su'aalaha / Re: QAABKA ISDIIWAAN GELINTA IYO SU'AAL WEYDIINTA
« Last post by Milica_soomali on January 03, 2022, 12:53:46 AM »
57
Qaybta Su'aalaha / Cadceed
« Last post by Sahalkaa1 on January 02, 2022, 11:59:55 AM »
Asc ditoore magaceygu waa ahmed waxaan ku noolahay dalka somalia waxaan ka cawanayaa hurdo la,aan iheyso mudo halsano ah waxaa biloyinki udanbe yay igu soo kordhay in uu igaracmo halka godan ee dhunta hosteda ah  HP gegguna waa 15 waxaan utagay oo baritana igu sameyay ditora kala duwan waxana wey iga wayeen waxay iqooreen kaniino hurdo ilaa hada waan isticmlaa baritanada ay igu sameyen tyrodka ayaa kamid ah weyna iga wayeen
Tala isii ditorre
Mahadsanid ditoore sida wanagsan ee aad inoo caawiso marwaliba.
58
Qaybta Su'aalaha / Somali
« Last post by Sahalkaa1 on January 02, 2022, 11:51:34 AM »
Asc ditoore magaceygu waa ahmed waxaan ku noolahay dalka somalia waxaan ka cawanayaa hurdo la,aan iheyso mudo halsano ah waxaa biloyinki udanbe yay igu soo kordhay in uu igaracmo halka godan ee dhunta hosteda ah  HP gegguna waa 15 waxaan utagay oo baritana igu sameyay ditora kala duwan waxana wey iga wayeen waxay iqooreen kaniino hurdo ilaa hada waan isticmlaa baritanada ay igu sameyen tyrodka ayaa kamid ah weyna iga wayeen
Tala isii ditorre
Mahadsanid ditoore sida wanagsan ee aad inoo caawiso marwaliba.
59
Qaybta Su'aalaha / Re: QAABKA ISDIIWAAN GELINTA
« Last post by Sahalkaa1 on January 02, 2022, 11:45:18 AM »
Asc doctor magaceygu waa ahmed waxaan ahay nin dhalin yaro ah ku nool somalia waxaan ka cawanayaa hurdo laan iheyso mudo halsano ah waxaa igu soo kordhay in uu igaraacmo halka godan ee dhun hosteda ah doctor badan ayaan utagay baritaano kala duwan  ayey igu wada sameyeen waxna wey iga wayeen  kaniin hurdo un bey isoo qoraan ayaan isticmala ilaahada,
Iga caawi doctor
Mahadsanid
60
Qaybta Su'aalaha / Re: Cudurka Teetanada
« Last post by Milica_soomali on December 21, 2021, 11:30:24 PM »
Pages: 1 ... 4 5 [6] 7 8 ... 10