Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Laki Haji on March 18, 2016, 01:45:41 PM

Title: Su'aal: Xididada lugaha ayaa i xanuuno?
Post by: Laki Haji on March 18, 2016, 01:45:41 PM
asc dhakhatirta sharafta leh, gabar walshay ah ayaan suaal kawadaa, waxayna tiri waxaan isku arkay calamo ah lugaha ooixanuna hadan xoga yar jiifo markaad soo kaco lugaha kama istaagi karo xididada dhanbaa isoo kogaya cagta hoosana way ixanuntaa dhexda ayaa layga qabtaa, sidoo kale xanaaqayga ayaa aad ubatay iyo dhididkaygana wuu badanyahy usoo jawaba plz
mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Xididada lugaha ayaa i xanuuno?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2016, 02:23:18 PM
Astaamaha ay gabadhu tilmaamayso waxaa keeni karo waxyaabo badan ee fadlan dhakhtar ha u tagto si safiican loogu wareesto, loo wiisiteeyo, kadibna baaris loogu diro.