Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bardacad33 on November 27, 2010, 04:19:29 PM

Title: Su'aal: Xanuun garabka salkii ilaa iyo madaxa?
Post by: Bardacad33 on November 27, 2010, 04:19:29 PM
A/C walaal waan ku salaamay salaan ka dib hadaan su aashayda ugudbo walaal waxaan layga hayaa
garabka salkii ilaa iyo madax way iswataan oo way ixanuuna yaa marka waxaan utagay dhawr dhaqtar
mid kastana waxa uu isoqoray irbado adnobalakis iyo kaniniyo marka wax isbadal ah ku mahayo marka
igalatali walaal iyo
Title: Re: Su'aal: Xanuun garabka salkii ilaa iyo madaxa?
Post by: SomaliDoc on November 30, 2010, 06:34:20 PM
Imisa ayaad xanuunsaneed?
Qaabkee madaxa lagaga qabtaa?
Ma dhiig kar ayaad qabtaa?
Wax daawo joogto ah miyaa qaadataa?
Ma jug ayaa ku gaartay?
Xanuunka waqtigee ayuu u badanyahay? maxaana kugu kiciya ama kaa khafiifiya?