Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Husni on May 12, 2016, 01:03:32 PM

Title: Su'aal: Sida loo baari karo widel test?
Post by: Husni on May 12, 2016, 01:03:32 PM
  asc dhaman howl wadeynada iyo dhaqatirta web page wad kumahadsan tahiin waxan raba in aan wax ka ogado sida lobari karo  widel test? sida loqori karo resultiga widel test?
insha alah waxan rajeynaya in aad dhaga haqab diri dontaan insh alah
                   mahadsinidiin
Title: Re: Su'aal: Sida loo baari karo widel test?
Post by: SomaliDoc on June 01, 2016, 09:19:17 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2060.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2060.0)