Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Husni on May 12, 2016, 01:10:41 PM

Title: Su'aal: Ma jiraa bugaag cafimad ah oo kuqoran afsomali?
Post by: Husni on May 12, 2016, 01:10:41 PM
asc dhaman howl wadeynada iyo dhaqatirta sharafta leh utagan in ay haqabdiraan bulshadoda wan idin kaga mahad celinaya dadaalkiina iyo waqtigiina qaliga ah.

majiraa bugaag cafimad ah oo kuqoran afsomali? hadii ay jiraan xagee kaheli karnaaa?
 insha alah waxan idinka rajeynaya in aad dhaga haqab diri dontaan
              mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Ma jiraa bugaag cafimad ah oo kuqoran afsomali?
Post by: SomaliDoc on June 01, 2016, 09:17:02 PM
Waa laga yaabaa inay jiraan, laakiin buugaag aan qornay oo suuqyada laga heli karo ma jiraan.