Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on July 23, 2018, 11:28:29 AM

Title: Su'aal: Waa maxay faa'idada باذنجان (Eggplant)?
Post by: Ahmed_Carab on July 23, 2018, 11:28:29 AM
Asc .. dhammaan xubnaha iyo howl wadeenada SomaliDoc .. bacda salaam .. su'aasheyda maanta waxaa weeye: waa maxay faa'idada laga helo geedka looyaqaan "eggplant" afka carabigana lagu dhaho ???????

FG: geedkaan af somali waan ku waayay ee hadaad igu dhaantaan magaciisa oo soomaaliyeesan fadlan ila wadaaga.

Waad mahadsan tihiin.