Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaatib on April 28, 2016, 07:48:43 PM

Title: Su'aal: Pfka ma cudur jiraa?
Post by: Kaatib on April 28, 2016, 07:48:43 PM
Asc dhamaan dhaqaatiirta somdoc ,sln kadib waxan raba in layga jaahil bixiyo
Pfka ma cudur jiraa ? Maxaase lagu garankara cudur kan?????
Title: Re: Su'aal: Pfka ma cudur jiraa?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2016, 09:25:50 PM
Pfka waxaa laga wadaa "Plasmodium Falciparum" waa nooc ka mid jeermiska keeno duumada / malaariyada oo kaneecadu xambaarsan tahay.
Waa nooca ugu qatarsan oo maskaxda gala, qofkane coma u gali karo darteed.
Waxaa lagu ogaan karaa iyadoo sheybaar lagu baaro oo lagu arko jeermiskaan, waxyaabo uu uga duwan yahay kuwa kale ee malaariyada keeno ayaa jira.