Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibroow on July 01, 2016, 09:48:04 PM

Title: Su'aal: Qaraabadeyda ayaa laga helay Cagaarshoow?
Post by: Ibroow on July 01, 2016, 09:48:04 PM
Asc Wrx Wbr, Dhaqtar Suaasheyda waxay tahay, Qof kamid ah qaraabadeyda ayaa laga helay Cagaarshoow (HCC) dhaqtarkiina wuxuu yiri daawo maleh, marka walaalayaal suurta gal ma tahay in daawo loo helo cudurkaas, maxaad kula talin lahayd gabadhaas Jiran, majirtaa cunto u daran cagaarshoowga ama u wanaagsan,

Mida kale waxaa jira dad la nool gabadhaas qabta cagaarshoowga, maxaad kula talin lahayd dadkaas iney iska ilaaliyaan si cudurka uusan u gaarin,
Title: Re: Su'aal: Qaraabadeyda ayaa laga helay Cagaarshoow?
Post by: SomaliDoc on August 01, 2016, 05:37:24 PM
Qoraalkaan ka akhriso cudurka Cagaarshow-ga C: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1781.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1781.0)