Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CilmiSabca on August 25, 2015, 10:54:13 AM

Title: Su'aal: Wan Jabsadey, Ma Daawaa?
Post by: CilmiSabca on August 25, 2015, 10:54:13 AM
Asc Dhakhtar iyo dhamaan xubnaha iyo martida webka.
Waxaan rabaa in aan wax ka ogaado;
Wan jabsadey (Neef duqoobey oo ido ah: labka idaha), haddii inta la gowraco, ka dibna laga dhigto oodkac (muqmad IWM), oo subax walba lagu quraaco, ma daawaa? Qof daawooyin loo qorey, ma la siin karaa? Subbagga wanka jabsadey, ilmaha yar yar iyo haweenka uurka leh ama ilmo naaska nuujiya, ma la siin karaa?
Mahadsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Wan Jabsadey, Ma Daawaa?
Post by: SomaliDoc on August 26, 2015, 02:53:18 PM
Cilmisabca, halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada oo cilmiyeysan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5927.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5927.0.html)
Title: Re: Su'aal: Wan Jabsadey, Ma Daawaa?
Post by: CilmiSabca on August 26, 2015, 03:24:04 PM
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay Somalidoc. Wan Jabsaday waa cajiib!.