Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: zaki86603 on March 10, 2022, 09:03:36 AM
-
Asc wll somali doc waankaaga mahadcelinayaan sidaad bulshada u caawinaysid
1.Wll waxaan ii sheegtaa h.pylori sideen ugu daweeyaa qaab dabiiciya .
2.toonta hadii aan joogteeyo dhiigayga hoos ma u dhigi kartaa .
Toontaas waxaan waday 10 bari maalin Kasta qadada ka dib ama qadada markaan laasto Ayaan waxaan cuni jiray xabad toon ah dhiiga Ayaan cabiray wuxuu noqday Kan sare 114
Kan hoosane 52
Meeshii laga rabay Kan sare 120
Kan hoosena 80
Marka hadii aan sii wado dhiiga masii ridi kartaa toontu
Ilaahey ajar hakaa siiyo iga soo jaahil bixi
-
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)