Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muna maxamed maxamud on March 05, 2020, 02:15:11 PM
-
Muna maxamed maxamud
« Reply #1 on: Today at 02:11:53 PM »
QuoteModify
Asc dr aad baan idiin salmaya dhamaan bahdiina cfmdka saln kadib
Dr waxaa aad ii xanuunaya qeybta kore ee maskaxda mararka qaar waxaa dareemaa culees dhnka madaxa ah ,daal madaxa ah iyo kabaabiyo mararka qaar aan ka dareemo madaxa iyo inaa mararka qaar ku jiifi waayo madaxa waqti badan
Waxaa kaloo lasocda indho xanuun daran oo markaa doctorka indhaha u tago uusan waxba iga sheegeenin cillada indhaha iga heesataa oo ah kuleeel iiga shidmo indhaha iftiinka oon u dulqaadan karin waxyaabo madow oo i hor socda indhaha
Sidoo kale maalmahaan dambe aan isku arkay tabardarro xubnaha qaar sida gacmaha oo aad tabar darro ah ka dareemaayo tusaale telka ma awoodi karo inaaan kor ugu haayo wey diidadayaan oo awood darro saa id ah ka dareemayaa mararka qaar qoorta iyo garbaha culees cmlaa ka dareemayaa waxyaabaha qaar markaa gacanta ku qabto wey iga fakanayaa maalmahaan dambaaa isku arky
Tan iigu daraan waskaxda oo gacanta xitaa kuma taaban karo qofna ma ogoli inuu madaxeyga taabto xitaa tinta mashaleen karo qeybta maskaxda shanlada uma dhaweyn karo wey ijiidmeesaa qeybta maskaxda tinta hada isku xiro
Docttorka cudurada guid mar baan u tagay 1 cudur igama sheegin
Doctorka nerfaha u tagy wixuu ii sheegay inaaa migraine qabo oo maskax xanuunka sababaayo baaritaan iima uu san dirin
Kaniiniga hadaan qaatayna wax isbadal weyn kama dareemin
Marka dr cilladaas dhanka maskaxda iga heesa maxay kula tahy bal tafaasiil iga sii adigoo mahadsan
Maalmahan dambana waxaa igu soo saa iday xanuun lafaha murqaha iyo seedaha ah wax culeees ah oo faraha ku qadi karin lugaha oo i xanuuno markaa fadhiisto ama soconaayo faraha gacmaha ayaa iigu daran xanunka
Dr ii soo jwb insha allh