Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmedyare on December 31, 2010, 01:37:15 AM

Title: Su'aal Xagga Galmada ah?
Post by: Axmedyare on December 31, 2010, 01:37:15 AM
asc salaan kadib .
ani xaas baan leeyahay markaan u galmoonayo waxaan iga qabsata dhib taas oo ah anoon gabdhii u galmoon ayaa biyuhu soo dagdagaan . marka waxay dantu igu kaliftay in aan marka hore inta aanan xaaska u galmon aan biyaha gacanta iskaga keeno kadib . markaan xaaska u galmoonayo ayaan markaas biyuhu cabaar iga soo raagaan . marka taas maxay ii dhimaysaa . wax kale oo xal mala ii hayaa . hadaan dhakhaatiirta aadana waxay is siinayaa kaniiniyo sida feegada . marka iiga jawaaba su,ashan . jazaaka laahu khayran .



 
Title: Re: Su'aal Xagga Galmada ah?
Post by: SomaliDoc on January 01, 2011, 08:24:49 PM
Halkaan ka akhriso waxa keeno biyo-baxa degdegga ah iyo daaweyntaba:

http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0)
Title: Re: Su'aal Xagga Galmada ah?
Post by: Axmedyare on January 03, 2011, 06:48:01 PM
su,aal dhanka galmada ah .
iminsa ninka raga ah uu biyo bixi karaa awoodiisa . saa imisa in aad biyo baxdo ayuu caafimaadkaagu ku jiraa .
waad mahadsantihiin . dhamaan .
Title: Re: Su'aal Xagga Galmada ah?
Post by: SomaliDoc on January 05, 2011, 04:53:37 PM
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2441.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2441.0)