Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on June 02, 2015, 01:08:26 PM

Title: Su'aal: Biyaha oo iska yimaado madhalaysnimo ma keentaa?
Post by: Saleeban Axmed on June 02, 2015, 01:08:26 PM
thanks alxdulidlaah wllo adbaa u mahdsatihiin khayr badan all haydin siiyo dhamaan dhqaatiirta ku hawlan u adeegida dadkooda wllo wan aqristy qoraalo ku saabsan biyaha oo iska imaada ama prostate glnaka oo caabuq ku yimaado markaa hadiii aanan awoodin inaan dhaqtr tago samaayn caafimmmad maygu yeelan kartaaa se hadhaw ma dhalays ma ku noqon karaaaa
Title: Re: Su'aal: Biyaha oo iska yimaado madhalaysnimo ma keentaa?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2015, 07:30:59 PM
Haddii aad ka wadid biyaha iga imaanayo ma dhic kartaa inay yaraadaan ama joogsadaan oo sidaa madhalaysnimo ku imaato? jawaabtu waa maya, laakiin haddii ay jirto cillada keenayso in ay shahwada iska timaado way dhici kartaa in cilladaas ay dhaawac gaarsiiso unugyada shahwada soo saaro sidaasne saameyn u gaarsiiso madhalaysnimada.