Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sugulle on March 24, 2012, 07:23:36 PM

Title: Su'aal: Mudo 9 bilooda layga dawaynayay tb qanjidka igag dhacday?
Post by: Sugulle on March 24, 2012, 07:23:36 PM
dr adoo mahadsan waxaan jeclaystay inaan su.aashan idin waydiiyo waxaan jooga dalka turkiga oo aan dawada tb ku qaato waxaan markaa xanuunkan qanj?dka oo iyara barar ku arkay somaliya anoo jooga waxaan la xidhiidhay dhakhtaro badan waxay ku kala duwanadeen qaabka kiisani yahay qaarba waxbay igu dayen oo antibiyotig badan baan mudo labosano ah marba dhakhtar ii qorayay markii u horaysay ba amar dhakhtar ii shegay in xanuunkan tb yahay oo aan dawad qaato lakiin waxaan is idhi armuu badku galiyaa n?nkan? war bal kuaw kalana warayso kuwii kale n?nba meel buu ula kac qar dhaga ku xanuunay oo qanj?dka k?c?yay qaar madaxaga holob leh dawad ?st?cmaal qaar dawooy?n yar yar ?? qora dr obolas la dhoho oo hargaysa tb u qab?lsan baan u tagay war xanuunkan mudan ?sku arkay xanuunkasan uga shak?yay ka tal? waxa uu ?? diray baadhitaano waxa uu igu yidhi wax hubal oo cudurkasa kuguma hayo ee la xidhiidh dhakhtaro kale si bal aad wax uga ogaato aniga kugu dhiirinmaayo inaad dawada qadato ama dhakhtar dibada ah aad oo xanuunkan badha qalinkusameya oo dhecan ka qada .
markaan saa ugu wareeray waxan mudo labosano kadiba imi syria waxaana u tagay dhagtoor qalinbaa lagu sameeyay kadibna cadbaa laga soojaray qanjidkii baadhitaankina tb buu soo baxay markaa waan ku qancay waxan bilaabay dawadii labo bilood markan qadanayay baa rabshadihii syria soo laba lixaadsadeen waxaan go.aansaday inaan ka tago oo aan ado turkiga waxaad xafiiskii dawad ka codsaday inana safar aadyo oo dawad bil laysiiyo waa layga aqblay oo bil daawo ah baan soo qatay waxaan la imi turkiga markiiba dhakhtaro baan la xidhiidhay baadhitano baa laygu sameeyay waxay igaliyeen iskaan kadib iyana dawadii bay halkii iiga sii wadeen dawadii halkan waxaan ku qadanay hada 7 b?lood ?yo badh 2b?loodna waxaan ku qadanayy syra
dr kiskayga haysaa waxay marba eegta qanjidka oo xoga yar oo gunada ba aku sii hadhay meesha oo aad fiix yar moodo markaa hada ?nay ?laa 9 b?lood ?nay wadayan bay ?? sheegen markaa 9 iyo 2 hore 11 b?lood
waxaan ka wal walsanay sida wax u sodaana ay u s?? egtay inaan mudada aysan ku baabayn gunadkan yari
maxaa talo ah dhagtoor oo aad igu biirinkartaa

aad baad u mahadsan tahay jawaabtadu waa ii muhiim iyo taladaadu adoo mahad san
Title: Re: Su'aal: Mudo 9 bilooda layga dawaynayay tb qanjidka igag dhacday?
Post by: SomaliDoc on April 06, 2012, 05:40:23 PM
TB-da ku dhacdo qanjirrada waa cudur halis ah lana daaweyn karo, sida ay takhaatiirta kuu sheegeenne waa in aad qaadataa 9 bilood marmarka qaar waxaa la gaarsiiyaa 12 bilood, intaa haddii aad dhamaysatid way dhamaanayaan inta aan ka arkay.

Ku dadaal in aad daawada qaadato, hana joojin illaa aad ka dhamaysato muddada laguu qabtay, in cudurkaagii la helay waad dareensan tahay ee talooyinka takhaatiirta ku aadan daaweynta ka yeel.

Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa, midda kale bilaha dambe ee daawada is badal fiican ayay sameeyaan qanjirrada oo waxaa laga yaabaa 5 bilood ee hore in aad dareento in ay wax jiraan oo aad is leedahay muddo kale in laguugu daro amay fiicnaan lahayd, taasina wax jira maahan ee niyadda ka saar.