Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rayaan2016 on May 30, 2017, 04:54:54 AM

Title: Su'aal: Wadno garaaca xiliga uurka?
Post by: Rayaan2016 on May 30, 2017, 04:54:54 AM
Maxaa keeno wadne-garaaca xilliga uurka?
Title: Re: Su'aal: Wadno garaaca xiliga uurka?
Post by: SomaliDoc on January 05, 2018, 08:19:43 PM
Wadne garaaca xilliga uurka la dareemo waa cabasho ku badan hooyooyinka qaar, waxaana keeni kara asbaabo badan oo ay ka mid tahay dhiig-yarida, dareeraha oo jirka ku bato taasoo culeys saarto wadnaha, lugahane ay bararaan, haddii cillad gaas ay jirto iyadane waa la dareemaa wadne garaaca, fadlan akhriso qoraal aan kaga hadalnay dhibaatooyinka uurka la isku arko: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0)