Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdalle111 on June 19, 2017, 06:38:15 PM

Title: SU'AAL: WAA MAXAY FAA'IDADA MIDHAHA TIINKA [FIGS]?
Post by: Abdalle111 on June 19, 2017, 06:38:15 PM
ASC DR waxaaan kaa codsanayaa inaad noo soo gudbiso faaidad midhaha geedka tiinka (figs) ee quraaanka lagu sheegay( ?????? ????????) iyo qaabka ugu wanaagsan ee loo isticmaalo ..

Mahasanid DR..
RAMADAN MUBARAK..
Title: Re: SU'AAL: WAA MAXAY FAA'IDADA MIDHAHA TIINKA [FIGS]?
Post by: SomaliDoc on April 01, 2018, 11:24:12 AM
(http://somalidoc.com/Topics/tiin.png)

Bismillah,

Inkastoo mirahaan uusan ku badnayn dalka laakiin waxay dad badan ku qaldaan midhaha geedka tiitiinka qodxaha leh, laakiin kan wuu ka duwan yahay, waxayna culumada isku raaceen inuu yahay midka Alle ku xusay quraanka, wuxuuna leeyahay faa'idooyin kala duwan.

Tiinka isagoo fresh ah iyo isagoo la qallajiyay labaduba waa la isticmaalaa, faa'idane waa laga helaa.

Waxyaabaha ugu caansan ee loo isticmaalo waxaa ka mid ah:

Iska ilaali isticmaalka Tiinka haddii aad leedahay:

Sidee loo isticmaalaa miraha Tiinka?

Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah ama su'aalo kalaba aad qabtid, dhakhtarka kala xiriir qeybta messages-ka ee boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/)