Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Deka dagan on June 20, 2017, 03:59:51 AM

Title: Su'aal: Waxaan indhaweed isku arkay cun cun jidhka ah?
Post by: Deka dagan on June 20, 2017, 03:59:51 AM
Asc  ramadan mubarak  aad ban idin salamaya teamka som.doc howsha baladhan ee umada u haysan allah haydinka abal mariyo
Salan ka dib suaal ban rapa inan doc waydiiyo walow suaal hore aan waydiiyay layga jawaaabin
Doc waxan indhaweed isku arkay cun cun jidhka ah  marka maxa sababi karo iyo siyaapaha layskaga daweeyo plz iga so jawaba .
Mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Waxaan indhaweed isku arkay cun cun jidhka ah?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2018, 06:19:43 PM
Cuncun jirka laga dareemo waa xajiin ka dhalan karto wax aad Allerji ku tahay ama xasaasiyad ku qabtid, fadlan akhriso qoraalkaan si aad fikrad uga qaadatid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=532.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=532.0)