Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Quman Mahamed on August 19, 2017, 12:25:47 PM

Title: Su'aal: Sanka gudihiisa ayaa nabro iga sobaxeen?
Post by: Quman Mahamed on August 19, 2017, 12:25:47 PM
Asc wbr ilah ba mahadleh alx marka xigta waxan aad iyo ad ugu mahad celinaayaa daqaatiirtena oo isku howshay in umada somaliyed ka cawiyan dhibatada heysata kana shaki bixiyaan kurbada haysata  hadii an ugu da galo shuashayda dr waxn jiraa 20 sano wxan isku arkay sanka gudihisa dhabro dhabrahaso aad uxanuun badan markay so baxayan iyo marka sanka farta galsho o antaban Karin afka wxy kuwatan dhecan kadibna noqonayo toxob o so fuqayo sanka dushisana mesha nabarka ku yalo way igudantahy ma ahan nabro so wada baxayo mid mid ayay iga so baxaan marku sobaxayana fin camal waye lkn wakasi balaranaa wu si waynaanaa waxan ubahanahy ina ogado nabrahas waxa ay yihiin mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Sanka gudihiisa ayaa nabro iga sobaxeen?
Post by: SomaliDoc on June 26, 2018, 11:20:00 AM
Waa nuuc ka mid ah baxdinaha jirka ka soo baxo, hadduu soo laalaabto waxaad u baahan in dheecaanka nabarka soo baxayo la baaro si loo ogaado bakteeriyada nuuceeda iyo daawada wax ka tari karto, haddiise aadan horay wax daawo ah u qaadan waa in daawo lagaa siiyaa si loo cirib tiro.