Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awjacfar on August 20, 2017, 02:35:11 PM

Title: Su'aal: Nuuxsi la'aan mar mar ka qaar hurdada dhexdeeda?
Post by: Awjacfar on August 20, 2017, 02:35:11 PM
Asc Dr.,

Waad ku mahadsan tihiin hawshaan aad isku xil saarteen si aad bulshada ugu caawisaan aqoon tiinna. Waxa aan qabaa su'aal dr. Mana aqaan in horay la idiin soo weydiiyay. Bogga waan ka raadiyay balse maan helin. Su'aashu waxa ay tahay: Mar mar waxa aan noqdaa qof meyd cml ah oo aan dhaqaaqi karin, waa xiliga hurdada aan ka soo kici rabo ama aan hurdada ku jiraba. Aniga oo dadka hadalkooda maqlaayo ayaan xitaa far dhaqaajin karin. Dr. haddii horay looga jawaabay fadlin linkiga ila wadaag haddi kalana jawab ayaan sugaya insha allah.

Mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: Nuuxsi la'aan mar mar ka qaar hurdada dhexdeeda?
Post by: CilmiSabca on September 04, 2017, 09:39:47 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta:
http://bitly.com/2x5jPPx (http://bitly.com/2x5jPPx)