Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khansa Abdirahman on October 02, 2017, 10:06:35 AM

Title: Su'aal: Gaaska wuxuu igu reebay naxtin?
Post by: Khansa Abdirahman on October 02, 2017, 10:06:35 AM
Asc wll dr ka waxan waydinaya waxan leyahay gastric alx imika adban uga ficanahay lakin wali naxdin bu igaga tagay iyo in casarki an modaayo in caloshu i rogrogmayso marka drka maxa talo ahban waydin laha
Title: Re: Su'aal: Gaaska wuxuu igu reebay naxtin?
Post by: SomaliDoc on September 05, 2018, 08:16:05 PM
Cudurka gaaska mararka qaar wuxuu leeyahay naxtin, wadne gariir iyo hurdo xumo ama "qaraw", faahfaahinta ka daawo video-gaan: https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU (https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU)