Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abuabdirahman on January 11, 2018, 04:27:03 PM

Title: Su'aal: Parasite-ka iyo Gastrointestinal?
Post by: Abuabdirahman on January 11, 2018, 04:27:03 PM
Malabku muxu saamayn ku leeyahay parasite ka
Title: Re: Su'aal: Parasite-ka iyo Gastrointestinal?
Post by: SomaliDoc on December 08, 2018, 12:06:55 AM
Gooryaanku waa noocyo badan yahay, waxaana qofka uu dareemi akraa, shbuan, lalabo, calool majiir, cunno xumo, futa cuncun, dibbiro iyo shanqar badan, waxaa lagu ogaan karaa adigoo saxaradaada baaro.
Fadlan la xiriir dhakhtar saxaradada hala baaro.