Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nasrudiin on January 11, 2018, 09:47:50 PM

Title: Su'aal: Toxobta ama holobta madaxa?
Post by: Nasrudiin on January 11, 2018, 09:47:50 PM
Asc Dr aad baa u mahdsantihiin waxaan leeyahay Toxob madaxa ah oo cadaan ah dufan badana waan mariyey waxba waa ka tari weyday marka ma nafaqo xumo ayaa keenta Toxobta ama Holobta madaxa?maxaan ku daweeyaa?
Title: Re: Su'aal: Toxobta ama holobta madaxa?
Post by: SomaliDoc on December 08, 2018, 12:11:49 AM
Toxobta ama Holobta, dadka qaarne u yaqaanaa "Agool", faahfaahintiisa ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2090.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2090.0)