Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xusni55 on January 13, 2018, 10:04:17 PM

Title: Su'aal: Sperms ayaa igu yar?
Post by: Xusni55 on January 13, 2018, 10:04:17 PM
Waxaan tagay dhaqar waxaan ka cabanayay 3 sani oo xaas lahaa in aysan uur yeelan iyo cilad xaggeyga oo ah howlgab kacsi. Waxaa la iga qaaday  sperm test waxay natiijadiisu noqotay zero Sperm and semen.
Waxaa la ii soo qoray daawoyinka maxay tarayaan oo 3 bil soconaya.
1 levocarnitine tablets carnisure 500
2 selenium ace
3 coenzyme Q10
Title: Re: Su'aal: Sperms ayaa igu yar?
Post by: SomaliDoc on December 08, 2018, 08:33:47 PM
Shahwo la'aanta horay ayaan ugu faahfaahinnay qoraal gooni ah ee ka arkhso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0)
Daawooyinka aad soo qortay waa kuwa loo qaato kobcinta tirakoobka shahwada, laakiin waxay mar walba ku xiran tahay cilladda kuu keentay in unguyada shahwada sameeyo shaqada joojiyaan.