Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hibocumar on January 13, 2018, 10:08:46 PM

Title: Su'aal: Goormaa dhiiga lagu arkaa Cagaarshow B?
Post by: Hibocumar on January 13, 2018, 10:08:46 PM
Digtoore waan ku salaamay waxaan rabaa inaan iiga jawaabto inta bilood ama isbuuc ee dhiiga laga arki karo cagaarshow B marka qofka uu ku cusub Yahay
Title: Re: Su'aal: Goormaa dhiiga lagu arkaa Cagaarshow B?
Post by: SomaliDoc on December 08, 2018, 08:36:27 PM
Markuu fayraska cagaarshowga B uu galo jirka, waxaa dhiigga laga arki karaa inta u dhaxayso 1 usbuuc illaa 9 usbuuc, ugu badanaan 4 usbuuc kadib, faahfahain ku saabsan xanuunkaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=633.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=633.0)