Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: انتصار on March 26, 2018, 09:48:21 PM

Title: Su'aal: Faruurta ayaa i bukato had iyo jeer?
Post by: انتصار on March 26, 2018, 09:48:21 PM
?????? ????? ????? ?????? ???????
Dr su'aasheyda waxay tahay afka gaar ahaan faruurta ayaa i bukato had iyo jeer oo waxaa kaso baxa nabra yar yar oo cad cad xitaa ciridka way kasoo baxaa,  waxaa taas sii dheer in ay faruurta midabkeedii isbadalay oo cadaatayba, marka Dr halkee bee cilada ka jirtaa maxaase daawa ahaan u qaadan karaa?
MAHADSANID.
Title: Re: Su'aal: Faruurta ayaa i bukato had iyo jeer?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on April 01, 2018, 11:43:01 AM
Intasar, Halkan ka akhriso cashar ka hadlayaa arrimaha laxiriira Faruurta ama bishimaha, inta uu Dhakhtarka si toos ah kaaga soo war celinayo.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html)