Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Juba on May 28, 2018, 12:20:43 AM

Title: Su'aal: Ilin iska key qubanaysa?
Post by: Juba on May 28, 2018, 12:20:43 AM
Asc dhakhaatiirtena sharafta leh jazaakuma allah, suushaydu waxa weeyeh intaan garaadsaday ilaa maanta indhahayga ilin baa iska socota dhawr jeerna dhakhtar wan u tagay waxay ii sheegen in indhahaygu qalalanyihiin dhawrka dhakhtarba goojoyin kala nooc ah bay ii qoreen midna wax iskagama garan waxan aad u isticmaala tiishka ama faynka oo aan ilinta iskaga tirtiraa waliba xiliga qaboobaha ah si saaid ah ba iiga qubata ilintu markaa wakhtiyadii hore xanuun ma dareemi jirin lkn Hada iftiinka qoraxda markan arko xanuun ban ka dareema iyo inaanan si toos ah wax u fiirin karin mid wan ilaaway marbaa dhakhtarkan u tagaba wuxu yiraahda indhahagu uma baahna ukiyaale lkn mid ba dhawan ii qoray mid uu yiri waa 0. Wax yar isigana Hada ma xirto oo waxan arkay markan xirto ilintu saaid bayba noqonaysaa, talo isiiya khayr alle ha idin siiye
Title: Re: Su'aal: Ilin iska key qubanaysa?
Post by: SomaliDoc on December 28, 2018, 10:21:54 PM
Ilinta oo iska socoto waa cillada ay dad badani ka sheegtaan ee faahfaahinteeda ka akhriso cashar aan uga hadalnay arintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3898.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3898.0)