Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farhia jama on September 05, 2018, 07:27:38 PM

Title: Su'aal: 4-ta maalin ay ugu horeesa caadada waxba ma arko?
Post by: Farhia jama on September 05, 2018, 07:27:38 PM
Suashedu waxa weye afarta ay ugu horeesa dhiihayga caadada waxba ma arko kadibna maalinka shanaad buu iga yimaada si caadiya intaas kadibna wuxuu iga socda shan maalin. Marka wax dhiba miyaa qabaan ?
Title: Re: Su'aal: 4-ta maalin ay ugu horeesa caadada waxba ma arko?
Post by: SomaliDoc on January 31, 2019, 11:04:55 PM
Taasi waa dabiici, haweenka qaar ayaa sidaa noqda inkastoo maalmaha aad caado ahaanta u tirsanayso in xanuun kaliya aad dareemayso mooyee caado rasmi ah ma kuu imaan, faahfaahinta arintaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0)