Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gaashaan_2 on March 01, 2016, 12:07:12 AM

Title: Su'aal: Biyaha ama manida qofku marka uu siigaysto ?
Post by: Gaashaan_2 on March 01, 2016, 12:07:12 AM
Asc dr waxaan ku waydiiyey biyaha ama manida qofku marka uu siigaysto ee hadana marka biyuhu ka yimaadaan uu  xubinta taranka  is qabto isagoo diidan ama kabaqaya in biyuhu dharka ka gaaraan sidaa darteedna biyihii ku noqdaan qofka maxay ciladoo ku keni karaaan qofka markasta sidaa sameeya ee biyaha isku celiya marka ay imaan rabaaan? mahadsanid dr
Title: Re: Su'aal: Biyaha ama manida qofku marka uu siigaysto ?
Post by: SomaliDoc on March 09, 2016, 02:06:58 PM
Fadlan akhriso jawaabtaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5941.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5941.0.html)