Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dalab on December 18, 2009, 10:01:35 AM

Title: Su'aal: Cudurka AIDS-ka daawo ma loo helay?
Post by: Dalab on December 18, 2009, 10:01:35 AM
dhaman waan salamayaa bahda webka salaan kabacdi walaallayal waxaan idin way diin lahaa cudurka ama vireska aidska daawo maloo helay ilaa iyo hada wax daawa
Title: Re: Su'aal: Cudurka AIDS-ka daawo ma loo helay?
Post by: SomaliDoc on December 19, 2009, 08:05:05 PM
Cudurka AIDS-ka daawo ma lahan ee fikrad ka qaado cudurkaan
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2377.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2377.0.html)