Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fahmo on February 28, 2016, 11:20:45 AM

Title: Su'aal: Halkee su'aal ku waydiiyaa dhakhtarka?
Post by: Fahmo on February 28, 2016, 11:20:45 AM
asc wr wb walaalayaal su aal baan doonayay iman  dhakhatirta waydiiyo lkn halki loogu talo galay baan garan wayay marka qoralkaygan qofki arkow ii tilmaan halka aan ku qori karo su ashayda in kasto aan hore su aal u waydiiyay lkn ma xasuusto waayo  xili fog bay ahayd mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Halkee su'aal ku waydiiyaa dhakhtarka?
Post by: Diihaal Guuto on March 01, 2016, 03:06:55 PM
Wllo famo meshaan hada aad hadalkan ku qortay ayaa lagu qoraa su'aalaha.
mahadsanid