Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dirsame on December 19, 2016, 04:21:37 PM

Title: Su'aal: Basaasta ama madaxa oo aan dufan la marin?
Post by: Dirsame on December 19, 2016, 04:21:37 PM
Asc. Dr.
Basaasta ama madaxa oo aan dufan la marin, saamayn dhibaato ma ku yeelan karaa caafimaadka qofka?. Sida hurdada IWM.

Mahadsanid in badan.
Title: Re: Su'aal: Basaasta ama madaxa oo aan dufan la marin?
Post by: SomaliDoc on February 13, 2017, 03:32:15 PM
Maya saamayn kuma yeelanayso caafimaadkaaga illaa in aad qabtid xanuun basada u gaar ah mooyee, laakiin madaxa oo saliid la mariyo faa'iidooyin badan ayaa laga helaa. Ka akhriso qoraalkaan saliidaha ugu caafimaadka badan ee la marsado madaxa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6463.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6463.0)