Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikaadir on April 26, 2019, 05:53:37 PM

Title: Su'aal: Xabag Gd maxay caafimaadka u tartaa?
Post by: Abdikaadir on April 26, 2019, 05:53:37 PM
Asc dhamaan dhakhaatiirta website kan waadna ku mahadsan tahiin sida hagar la'aanta ee aad bulshada Somaliyeed uga haqabtirteen su'aalaha caafimaadka ku saabsan, haddi aan dulecdeeyda usoo dago waxaan jecelahay inaan idhiweydiiyo Xabag God maxay caafimaadka ka tartaa? English ahaan waxaan umaleynayaa iney ku noqonayaa "Shilajit" Thanks