Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qawdhan on September 07, 2011, 12:06:51 PM

Title: Su'aal: Cudurada ku dhaca cunaha iyo finanka kasoo baxa hunguriga?
Post by: Qawdhan on September 07, 2011, 12:06:51 PM
waxan doonayaa inaad iga jahiil sartaan dhamaan cudurada ku dhaca hunguriga iyo finanka kasoo baxa cunaha xaga hoose? aad baad uu mahada santiin
Title: Re: Su'aal: Cudurada ku dhaca cunaha iyo finanka kasoo baxa hunguriga?
Post by: SomaliDoc on September 20, 2011, 02:37:21 PM
Halkaan ka akhriso cudurrada keeno cuna-xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html)