Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: abdirihman12 on July 06, 2020, 09:13:21 AM

Title: Su'aal: Markana meesha jirdhiska joogo?
Post by: abdirihman12 on July 06, 2020, 09:13:21 AM
Asc dr ugu horayn waan idinkaga mahad celin waqtigiina qaaliga ah ee aad inoo huraysaan

Ugu danbayntii waxaan jeclaystay inaan wax idinka waydiiyo xanuun aan
Baryahaan isku arkay kaas oo calaamadihiisa yihiin(( 1 marka aan meesha jirdhiska jooga oo aan culays qaado tusaale ahaan 10kg waxaan dareemayaa madax gariir iyo in madaxayga dhaq dhaqaaqayo sidoo kale hadii aan damco inaan geesaha fiiriyo surkayga wuxuu samaynayaa dhawaaq mararka qaarna markaan soconayo ayaan isku arkaa in madaxayga dhaqaaq samaynaya gaar ahaan qaybta kore ee dhakada ah :)