Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Libaan on May 29, 2012, 08:54:42 PM

Title: Su'aal: Carabka hareerihisa oo madow?
Post by: Libaan on May 29, 2012, 08:54:42 PM
Dr. salaan kadib
maxaa sabab u ah in carabka hareerihiisa aan ka dareemo wax yar oo
madow aan la dareemeeyn. balse hadii dham aan miyarada ugu fiiriyo la arki karo

ma vitamin la aantaa
hadii eey lack of vitamin tahay dawadee loo cuni karaa

ma laga yabaa cuntda aan cuno in eey igu keentay xogaa waxaan badsadaa jabnada
Title: Re: Su'aal: Carabka hareerihisa oo madow?
Post by: SomaliDoc on June 04, 2012, 08:50:03 PM
Carabka waxaa madoobeeyo daawooyinka qaar sida antibiotics-ka, cabidda sigaarka ama fitamiin yarida.
Fadlan la xirir takhtar si loo ogaado midka uu yahay
Title: Re: Su'aal: Carabka hareerihisa oo madow?
Post by: Libaan on June 07, 2012, 09:55:13 AM
Doctor waad mahadsan tahay
waa runtaa carabka antibiotics-ka baa madobeeya

ciridka dhanka first molar-ka  baa cadayga ku dhawacay as mistake
marka doctor baan u tagay waxuu iisoo qoray goomato antibiotics-ka  " oracure gel "

marka Gel-ka antibiotics-ka suuf baan mariyay isla markaasna waxaan galiyay ciridka mesha nabarka ku yaaal

oo qadar kooban baa loogu tala galay aniga Computer baan ku fadhiyay
waanba hilmaamay one hour camal

mansha allah hada everything waa alright carabkeyga waa nadiif as usually