Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raaliyo on September 24, 2009, 08:44:52 PM
-
salamu calaykum;
bacda salaan walalayaal iga soo jaahil bixiya maxaa keena qaboowga fara badan ee jirka ku dhaca hadaan idiin qeexo marka hawada qaboow noqoto ama roob waxaan dareemaa qaboow saaid ah marka hawada kululashahayna waxaan dareemaa normal markaa waxaa i dhiba roobka iyo hawada qaboow oo humidka ah markaa ma ii sheegi kartaan waxa keenaa sababaahaas waxaan kaloo dareemaa jirka oo dhan baa i damqada.
-
Waxaan filayaa in suáashaan oo kale aan kaaga jawaabay hadda ka hor oo aad ii sheegtay in aad qabto "Hypthyroidism"
Xaaladdaan ayaa sabab u ah in aad u dulqaadan kari weysid qabowga (cold intolerance)