Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: Samawade180s on October 20, 2009, 07:47:35 PM

Title: Faa'idada oo leeyahy biyaha
Post by: Samawade180s on October 20, 2009, 07:47:35 PM
waan idin salamay all memberka iyo mamulka webka..saln kadib
waxan raba ina ka hadlo faa'idad ey leeyihin biyaha oo cadiga ah ,inkasto aan la soo koobi karin faa;idada biyha cadiga ey leeyihiinn waxan ka taban laha waxa yare waxa ka mid ah :
1.cafimadka ey ufiicnayihiin .
2.waxan ku wanin laha dadka qaba codorka gaska lo yaqan iney badsadan aroortii intey wax cunin ayan kula talin laha .
    
waa baris cilmiyed iyo tijabooyin aan soo  sameeyay

mahadsanidin all