Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saadaq yare on August 17, 2012, 09:31:17 AM

Title: Su'aal: Kacsi Yarida?
Post by: Saadaq yare on August 17, 2012, 09:31:17 AM
Waxan ahay wiil 24 jir ah mar dhawna guursaday waxan isku arkay kacsi yari iyo hamigeyga oo yaraaday waxan mudo 10sano ku dhawad ah joogteeyay siigada oo aan ka baqayo iney iwax yeeleysay hadaba maxan sameeyaa waan murugsanahay awoodina wey iigu yartahay mardhawna gabadhii aan guursaday ayan la aqalgelirabaa
Title: Re: Su'aal: Kacsi Yarida?
Post by: SomaliDoc on October 28, 2012, 09:54:42 PM
Siigada xadhddaafka ahi way keentaa kacsi iyo hami yariba, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan kacsi yarida: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html)