Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Idilburhaan on March 05, 2016, 11:22:19 PM

Title: Su'aal: Fircooni ayaan ahay walina guursan?
Post by: Idilburhaan on March 05, 2016, 11:22:19 PM
Scw dr waxa rabaa labo suaal inaa ku waydiiyo
.1: fircooni aya ahay aan wai guursann
Waxa rabay inaa is furo before guurka
So hadaa is furo wali mabikro ahanaya mise
Madakalle guurka.kadib xata ma is furi kara

2 laserka lagu bi,iyo haaraha wax dhib miyuu kenaa ama.side effect
Title: Re: Su'aal: Fircooni ayaan ahay walina guursan?
Post by: SomaliDoc on March 17, 2016, 12:55:48 PM
Sixidda gudniinka ka dhigo guurka ka dib, weliba inta aadan uur yeelan.
Midda ku saabsan haaraha wajiga, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html)