Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxya62 on October 12, 2017, 01:42:24 PM

Title: Su'aal: Kuus futada ku dhex yaallo?
Post by: Muxya62 on October 12, 2017, 01:42:24 PM
asc doctors waad slmthn SLN kadib
waxaan qabaa hal su,aal oo ah waxaan mardhaw isku arkay futada qeybta Kore ee gudaha waxbaa iiga soo baxay  waa wax kuusan oo jirka kale LA xariira  oo markaan taaro wey ixanuunta xitaa jirka kale ayaa ila xanuuna walina dhaqtar uma tagin ee maxaa talo ah dctr
allaha idin barakeeya
Title: Re: Su'aal: Kuus futada ku dhex yaallo?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2018, 11:34:22 AM
dhakhtar u tag si loo eego kuuskaas waxa uu yahay, kadib ayaa talo heli kartaa.