Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Elma on October 12, 2017, 07:45:36 PM

Title: Su'aal: Sidee loola tacaalaa caloosha weyn?
Post by: Elma on October 12, 2017, 07:45:36 PM
Asc soomaali doctor waxaan idin waydiinlahaa sidee loola tacaalaa caloosha sii weynaanaysa marwalab.dabcan waxaan isku hayaa calooshayda oo siiweynaanaysa
Wad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Sidee loola tacaalaa caloosha weyn?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2018, 11:35:31 AM
Qoraalkaan ka akhriso xeyrta caloosha waxyaabaha keeno iyo xilliga badanaa raggu isku arkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,7557.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,7557.0.html)