Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on September 04, 2011, 02:40:09 PM

Title: Su'aal: ma jirtaa daawo kicisa dareenka dumarka?
Post by: Nuur12 on September 04, 2011, 02:40:09 PM
waa salaaman yihiin dhaqaatiirta iyo aqyaartuba  hadaan u soo noqdo su aashayda dr  majiraan dawooyin  ay dumarku qaadan karaan ay ka dareemikaraan kacsi ama kuwooda aan dareenkoodu fiicnayn  oo weliba aan hermon ahayn





ALA MAHAD LEH
Title: Re: Su'aal: ma jirtaa daawo kicisa dareenka dumarka?
Post by: SomaliDoc on September 20, 2011, 04:54:51 PM
Walaal su'aashaan horay ayaa looga jawaabay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html)