Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alkatra on October 31, 2016, 07:33:04 PM

Title: Su'aal: Maxaa sababay in xaniinyahay aay xonqor iiga soo baxaan ?
Post by: Alkatra on October 31, 2016, 07:33:04 PM
Asc waaan ku salamay dr waad ku mahadsan tahay hoosha aad inoo hayso inta ka dib waxaa rabaay inaaan su'aal ku waydiiyo , Xaniinyaheyga waxaa ku yaalo honqor oo badanan meel neh ima xanuuneyso xitaa xaniinyahay ima xanuunayo lakiin maxaa sabaabay ineey sidaas ugu badan xaniin yahay ?
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababay in xaniinyahay aay xonqor iiga soo baxaan ?
Post by: SomaliDoc on November 04, 2016, 06:32:23 PM
Honqorta way ka soo baxdaa qooraha iyo xubnaha kale ee taranka, waxaana loo yaqaanaa "Genital Warts", honqorta waxaa keeno feyraska loo yaqaano "HPV", waxaana lagu kala qaadi karaa galmada, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan honqorta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2842.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2842.0)
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababay in xaniinyahay aay xonqor iiga soo baxaan ?
Post by: Alkatra on November 04, 2016, 10:56:54 PM
Waad mahadsan tahay dr lkn teeyda sidii oo kale ma ahaan waa sidii fin oo kale oo badan lama  arkaay markii uu xaniin yaha ee shuuqsan ila hal xabo soo dheer oo la qaban karo lkn markii uu xaniin isku yimaado ayeey si sa'id ah u soo muuqdaan kuwa kale , madaam aay af laheen sidaa kuwa aad soo qadaay oo kale sidee dawada loo marina ?
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababay in xaniinyahay aay xonqor iiga soo baxaan ?
Post by: SomaliDoc on November 20, 2016, 07:05:58 PM
Si loo hubiyo inay honqor tahay iyo in kale fadlan la xiriir dhkhatarka inta aadan daawo marin.