Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caweeye on May 14, 2008, 10:50:29 PM
-
ASALAAMU CALAYKUM
BACDA SALAAN, WAXAAN DOONAYAA IN AAN WAXKA OGAADO WAXA KEENA
AMA SABABA IN UU TABARDARI IYO AWOODLA,AAN KU TIMAADO XAGA GALMADA AMA UU AWOODI WAAYO IN UU LARAAXAYSTA GABADHIISA MAXAA LA, ORAN KARAA ?
-
Qoraalkan ayaa kaaga jawaabaya su'aashaada
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0