Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sahnuunyar on September 14, 2012, 08:03:00 AM

Title: Su'aal: Madaxa guguban sidee loo daweya?
Post by: Sahnuunyar on September 14, 2012, 08:03:00 AM
asc all qadatirta somaliyed ee waqtigoda ku bixiyay u adegida dadka somaliyed .hadan mowduca ugudo galo .waxa iheysato dhibato ah madaxeyga oo nabro & daqarba sameen weyn ku yesheen markii nabaradii bogsadeen yaa tintii so bixi weysay taso muqalka madaxa ka dhigtay mid hol holan .hadaba dr maxan kula tacali kara xag dawo ahan ama qab kalaba thanks
Title: Re: Su'aal: Madaxa guguban sidee loo daweya?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2012, 03:14:50 PM
Jugta, dakharka iyo gubista waxay dilaan unugyada u qaablisan soo saarista tinta, haddii saas ay dhacdane daawo ama cunno la adeegsado oo unugyadaas soo nooleynayso si tin u soo baxdo ma jirto laakiin waxaa lagu samayn karaa qalliin tin abuurisa taasne waxaa kala xiriirr kartaa takhaatiirta qurxinta jirka ee loo yaqaanno "Plastic Surgeons".