Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaatib on April 06, 2016, 07:21:23 PM

Title: Su'aal: qurqurinta ama in si boobsiis loo cabo shaaha kulul?
Post by: Kaatib on April 06, 2016, 07:21:23 PM
Sual: ditore suasheyda waxa ay tahay qur qurinta   ama ina si boobsiis loo cabo shaaha kulul dhib ma ukeeni doona?
Title: Re: Su'aal: qurqurinta ama in si boobsiis loo cabo shaaha kulul?
Post by: SomaliDoc on April 13, 2016, 03:32:06 PM
Qurqurinta shaaha kulul wuxuu dhaawac gaarsiiyaa jidiinka, wuxuuna badalaa unugyadaas iyadoo laga cabsi qabo inay kansar isku badalaan, way jiraad diraasado aritnaas tilmaamay.
Carabka iyo afkaba wuu ka adkaysi badan yahay hunguri mareenka markii wax kulul la cabayo, sidaa awgeed haddii aadan afka ka guban macnahedu ma ahan in aadan dhuunta ka guban doonin.