Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: NawaalM on August 26, 2010, 01:00:17 PM

Title: help me plz
Post by: NawaalM on August 26, 2010, 01:00:17 PM
waxan ahay gabar somaliyed waxaan i haysata dhib xaga Galmada ah before aanan guursan waxaan ahaa qof raaxo jecel niyada ayaan ka jeclaa in marka aan guursado raaxeysan doono. ka dib nin ayaan is guursanay habeenki ugu horeysaba waa ka naxay .then ilaa hada oo 3 sano la i qabo marka aan sameyneyno GALMADA raaxo ma dareemayo ma aqaan dhibka jira  fadlan ma i caawin kartaan wax soo celin kara hamigeyga galmada any daawo ama talo???
Title: Re: help me plz
Post by: SomaliDoc on August 28, 2010, 04:00:51 PM
Walaal dhibka aad ka cabanayso waxaa loo yaqaanaa caafimaad ahaan "Erotophobia" oo ah macnadeeda "Ka cabsiga galmada" oo aad ka qaaday habeenkii ugu horeeyay.
waxaad u baahantahay in aad la xiriirto takhtar nafsaani si arintaas wax lagaala qabto.