Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samir Yare on March 09, 2016, 10:10:29 AM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkey luga xanuun iyo calosha?
Post by: Samir Yare on March 09, 2016, 10:10:29 AM
asc
magacaga waa hanad  waxaan isku arkey luga xanuun iyo calosha o mar walbo shan qareyso, waxan kale an isku arkey skin rash iyo finaan iyo cuna xanuun.
waxan raba adigo rali advance inan iga sisit

and i am family person and my wife  she is pregnant currently 9 month,so please give my advance concerning my symptom .thankx

your's
hanad
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkey luga xanuun iyo calosha?
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 12:06:31 PM
Fadlan saxarada iska baar, waxaa jira caabuq ku dhaca caloosha oo keeni karo caloosha oo shanqarto, dibbiro iyo luga xanuun.
Waa in aad dhakhtar la xiriirtaa si loo ogaado xanuunkaaga, baaritaan ayaad u baahan tahay.