Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on March 22, 2016, 06:28:13 PM

Title: Saameynta Furriinka Iyo Caruurta (Talo iyo Tusaalo)
Post by: SomaliDoc on March 22, 2016, 06:28:13 PM
(http://somalidoc.com/Topics/furiin.png)

Furriinku waa arrin alle agtiisa xalaal ka ah, laakiin hadane aanan fiicnayn, rasuulkeena suuban wuxuu noo sheegay inuu alle ka caroodo furriinka, shaydaankane aad ugu farxo.

Marmarka qaar furriinka maslaxad iyo dan ayaa ugu jirto qoyska, khaasatan caruurta haddii isla joogistu ay ka dhib badan tahay kala tagga, laakiin waxaan qoraalkaan kaga hadlayaa dhibaatooyinka furriinku uu ku reebo caruurta.

Inta aan dhibaatada uguda galin, waxaan rabaa in aan tilmaamo dhowr arrin oo la xiriirto dhibaatadaas, waxaana ugu horreeyo kuwaan:

Intaas ka dib, waxaan u soo gudbayaa dhibaatooyinka ku imaan karo caruurta haddii arrimaha kore aysan sidaa u dhicin:

Talooyin:
Talooyinka kor ku xusan waxaan raacinayaa in:

Akhriso qoraal ku saabsan Garaaca Caruurta iyo Caafimaadka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6496.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6496.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)